Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sh. Dhexe: Alshabab oo Weeraray Ciidanka Dawladda


Shabaab
Shabaab

Wararka ka imanaya Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in weerar culus lagu qaaday ciidamo ka tirsan kuwa dawladda oo ku sugnaa degaanka Ceel Gaalwo ee Gobolkaasi.

Weerarkan ayaa la sheegay inay gaysteen maleeshiyada ururka Al-Shabab oo si gaadmo ku weeraray ciidamada dawladda.

Warkan waxaa noo soo diray weriyahayaga Xuseen Xasan Dhaqane.

Dhageyso Weerarka Alshabab
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:06 0:00

XS
SM
MD
LG