WASHINGTON. D.C —
Koox hubeysan oo loo malaynayo inay ka tirsan yihiin ururka Al-Shabaab ayaa weeraray laba gaari oo ay saarnaayeen booliska dalka Kenya.
Gawaarida booliska ayaa marayay gobolka Lamu, waxayna galbinayeen gawaari kale oo dad rayid ah ay ku safrayeen. Weriyaheena Garissa ayaa warbixintan noo soo diray.