Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gaas oo ka Hadlay Arrinta Tukaraq


Gaas
Gaas

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli gaas ayaa markii ugu horaysay xalay ka hadlay imaanshaha ciidanka Somaliland deeganka Tukaraq ee Gobalka Sool.

Madaxweyne Gaas ayaa dalalka Somalia daneeya ugu baaqay in ay kaalin ka geystaan xal u helidda arrintan.

Warbixin arrimhaas ku saabsan waxaa inoo haya wariyaha VOAda ee Garoowe Nuux Muuse Birjeeb.

Dhageyso Hadalka Cabdiwali Gaas
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:35 0:00

XS
SM
MD
LG