Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Farmaajo oo Furey Garroonka Garoowe


Madaxweynaha Somaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta si rasmi ah u furay garoon cusub oo laga dhisay magaalada Garoowe.

Furitaanka garoonkan cusub ayaa sidoo kale waxaa ka qayb galay madaxda maamulka Puntland iyo kuwa dawladda federaalka.

Garoonka cusub ayaa loogu magacdaraya Jeneraal Maxamed Abshir Muuse oo hore usoo noqday taliyihii ugu horreeyey ee ciidamada booliiska Soomaaliya.

Warbixintan waxa Garoowe ka soo direy Nuux Muuse Birjeeb.

Dhageyso Garoonka Garoowe oo la furey
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:00 0:00

XS
SM
MD
LG