Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Gabdho Soomaali ah oo Libya ku Xanniban


Sanadkii tagay, waxa soo if baxay warar sheegaya in Liibiya dadka soo galootiga Afrikaanka ahi lagu kala iibsado. Kuwaas oo gacanta u galay qowlaysato hubeysan.

Dadkaas waxa ka mid ah Nimco Cabdiraxamaan iyo Sowdo Ibraahim Baaruud oo Soomaali ah kuwaas oo sheegey in tiro dhowr jeer kooxo isugu baddalmeen, kadib markii lakala iibsaday. Waxa sidoo kale jira tiro kale oo Soomaali ah oo dhibaatadaasi heysta.

Waxay gabdhahaasi VOA u sheegeen in sidoo kale tacaddiyo iyo dhibaatooyin loo geystay. Waxa khadta telefoonka ee Libiya ku wareystay Sahra Cabdi Axmed oo Washington joogta, waxana hadalka ku horeyneysa Nimco.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:11 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG