Isku xirrada

Jabuuti oo laga hergaliyay mashruuc isgaarsiineed oo isku xiri doona dalal dhowr ah


Magaalada Djibouti waxa maanta laga dhaqaajiyey hir galinta mashruuca DARE oo laga soogaabiyay Djibouti Africa Regional Express oo ah khadadka is gaarsiinta ee is ku xidhaya Jabuuti, Berbera, Bosaaso, Muqdisho, Mombasa iyo Dares Salaam.

Mashruucan waxa hawshiisa la bilaabey 2014 iyadoo dalka Soomaaliya u yahay ka sida weyn uga faa'ideysanaya xargahan is gaarsiinta ee (subcable marine) ee badda hoos mara.

Agaasimaha guud ee shirkadda is gaarsiinta ee Jabuuti Maxamed Casoowe Buux, ayuu wariyaheenna Ramadan Muuse uga waramay ahmiyadda mashruucani.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG