Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tacaddiyada Xaquuqda Aadanaha ee Puntland oo Laga Hadlay


Magaaladaya Garowe waxaa maanta lagu soo bandhigay buug ka hadlaya xogta xuquuqda aadanaha ee Puntland, 2016/217.

Buuggan ayaa ka hadlay faragelinta garsoorka, tacaddyada suxufiyiinta ka dhanka ah ee Puntland iyo arrimo kale.

Wariyeheenna Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan inoo soo diray.

Dhageyso xaquuqda aadanaha Puntland
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:32 0:00

XS
SM
MD
LG