Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhalinayaro ka soo Baxaysa Al-Shabab


Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegay inay sii si gaabis ah usii badanayaan maleeshiyada horey uga Al-Shabab ee kasoo goosanaya. Waraysi uu siiyey idaacadda VOA ayuu ku sheegay Wasiirku in soo goosashada dhalinyaradaasi dhabar-jab ku tahay Al-Shabab.

Caasha Ibraahim Aadan ayaa ka waraystay soo goosashada dhalinyarada Xasan Maxamed Xuseen oo ah Wasiirka Amniga ee Koonfur Galbeed ahna ku-simaha madaxweyna maamulka Koonfur Galbeed. Ugu horraynna waxa uu ka hadlayaa waxa uu maamulku qabanayo si ay u dhiirrigeliyaan imaatinka maleeshiyadaasi.

Dhageyso isa soo dhiibista Alshabab
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:24 0:00

XS
SM
MD
LG