WASHINGTON. D.C —
Qiimeynta xiriirka kubadda cakta FIFA ee dhinaca xulalka kubadda cakta ayaa bishan waxaa mar kale kaalinta koowaad ku soo baxday kooxda qaranka Jarmalka.
Kooxda Qaranka Brazil ayaa ah xulka labaad ee ugu wanaagsan xilligaan caalamka, halka Portugal oo heysata horyaalnimada Yurub ay ku jirto kaalinta saddexaad.
Halkaan hoose ka aqriso 10-ka waddan xul ee xiligaan ugu wanaagsan dhinaca kubadda cakta caalamka.
Kala Sareynta Xulalka Kubadda Cakta:
1) Germany
2) Brazil
3) Portugal
4) Argentina
5) Belgium
6) Spain
7) Poland
8) Switzerland
9) France
10) Chile