Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Seedorf oo Ku Laabanaya Brazil


Juventus' Paul Pogba (C) kicks the ball during their match against AC Milan in their Serie A soccer match at Juventus stadium in Turin April 21, 2013.
Juventus' Paul Pogba (C) kicks the ball during their match against AC Milan in their Serie A soccer match at Juventus stadium in Turin April 21, 2013.

Laacibki hore ee xulka Holland iyo kooxda AC Milan Clarence Seedorf ayaa lagu warramayaa inuu qarka u saaranyahay inuu noqdo tababaraha kooxda Atletico Paranaense ee dalka Brazil.

Wargeyska Globo Esporte, ayaa maanta qoray in Seedorf uu sidoo kale noqon doono agaasimaha Isboortiga ee naadigan.

Seedorf oo sido kale usoo ciyaaray kooxaha Ajax, Real Madrid iyo Inter Milan ayaa shaqo la,aan ahaa tan iyo sanadki hore markaas oo uu ka tagay kooxda Shenzhen FC ee dalka Shiinaha.

Seedorf kuma cusba saaxada kubadda cakta Brazil. Muddo labo sana ah ayuu u ciyaaray kooxda Botafogo ee dalka Brazil.

XS
SM
MD
LG