Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Siyaasi Cabdiraxman Cabdishakur oo Lasoo Daayay


Abdirahman Abdishakur

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya xabsiga kasii deysay siyaasiga Cbadiraxman Cabdshakur, saddex maalmood kadib marki ay ciidanka ka xireen gurigiisa.

Ugaas Maxamud Cali Ugaas oo ka mid ahaa odayaal dhaqameed ku lug lahaa sii deynta siyaasiga, ayaa VOA-da u xaqiijiyay in Cabdiraxman Cabdishakur uu dib u helay xorriyadiisa.

Wuxuu Khadka telefoonka ugu warramay wariyaha VOA-da Nur Bukhaari.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:32 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG