Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caqabadaha Horyaalla Golaha Wasiirrada Soomaaliland


Samiir Xassan Ducaale

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta soo liiska golahiisa cusub ee wasiirrada.

Hadaba Golahan Wasiirada ee cusub ee Somaliland waa gole noocee ah, Maxay yihiin howlaha iyo caqabadaha ugu waaweyn ee horyaalaiyaga iyo guud ahaan dowladda Madaxweyne Muuse Biixi.?

Su’aalahaa iyo kuwo kale ayuu wariyeheenna Cabdixakiim Maxamud Shirwac Weydiiyay Samiir Xassan Ducaale, oo ka tirsan Xarun wax falanqeysa oo la yirahdo INSPIRE oo Fadhigeeduyahay Magaalada Hargeisa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:02 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG