Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciyaaraha Maamul Gobolleedyada Dalka Mala Siyasaddeeyey?


Garoonka Kubadda Cakta Banadir

Dhowr casho oo magaalada Muqdisho ay ka socdaan ciyaaraha gobollada dalka ayaa waxaa ka qeybgaley madaxda maamul gobolleedyada dalka ee dhalinyarada ciyaareyso laga soo kala xuley iyo sdioo kale xildhibaanada labada golle ee baarlmaanka ku jiro ee goboladaasi laga soo doorto. Taasi oo keentey in dadka qaar kood ay u arkaan in ciyaaraha ay uga qeybgalayeen si xamaasadeysan, iskuna miley ciyaaraha iyo siyaasada.


Sahra Cabdi Axmed oo la xariirtey ciyaaryahano hore usoo dheelay bari samaadkii, wasaaradda ciyaaraha iyo dhinyaro u dhuun duleela arinkan ayaa warbixinta ku eegayso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:28 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG