Ciidamada dowladda Soomaaliya ee Gobolada dhexe ayaa wada diyaar garow xooggan oo ay ku doonayaan inay al-Shabaab kaga saaraan gobolka.
Diyaargarowgan ayaa ku soo beegamaya xilli heshiis ay dhawaan gaareen Ururka Ahlu Sunna iyo maamulka Galmudug.
Wariyeheenna Cabdi waaxid Macalin Isaaq ayaa arrintan ka wareystay, Taliyaha Qeybta 21-aad ee ciidamada xoogga Gen. Cabdullahi Aaden Xuseen.