Isku xirrada

War Deg-Deg ah

VOA oo Wareysatay Wasiirka Socdaalka Canada


Axmed Xuseen, wasiirka socdaalka Canada ayaa sheegay in dowladda Canada ay taageerayso dalka Soomaaliya, isla markaana lacago badan ay ku bixisay dhinacyada abaaraha iyo amniga.

Axme Xuseen ayaa sheegay in Canada aysan imika Somalia safaarad ku lahayn, taasina ay keenayso in xiriirka labada dhinac uu kooban yahay.

Wasiirka Socdaalka Canada Axmed Xuseen ayaa VOA siiyay wareysi, isagoo ku sugan magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, halkaasi oo uu kula kulmay jaaaliyadda Soomaalida. Weriyaheena Jaamac Buule ayaa khadka taleefonka ku wareystay wasiirka, wuxuuna ugu horreyn weydiiyay waxay isaga iyo jaaliyaddu ka wada hadleen.

Halkan ka Dhageyso wareysiga:

Wasiir Axmed Xussen
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:08:13 0:00

XS
SM
MD
LG