Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaali La Musaafuriyay oo dib Maraykanka Loogu soo Celiyay


Sagaashan iyo Labo qof oo Somali ah oo laga kala qabatey meelo kala duwan oo dalka Mareykanka loona masaafurinayey Somalia ayaa dib looga soo celiyey magaalada Dakar ee Senegal. Dadkan ayaan haysan sharciga dalka Mareykakan, waxaana diyaaradii wadey ay dib ugu soo noqotey gudaha dalka Mareykanka.

Dowlada Mareykanka ayaa war kasoo baxay hayada Waaxda socdaalka iyo xududaha Mareykanka ayaa sheegtey in cilado farsamo oo dhacay awgeed dadka dib loogu soo celiyey, Haddaba, Sahra Cabdi Axmed ayaa arimaha ka wareystey Cumar Jamal oo ah nin la shaqeeyo sharciyqaanada gobolka Mineasota.

Halka ka Dhageyso:

Soomaali Mareykan Laga Celiyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:32 0:00

XS
SM
MD
LG