Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ronaldo oo Ku guuleystay Abaalmarinta Ballon d'Or 


Cristiano Ronaldo avec son 5eme Ballon d'Or (Ballon d'Or) reçu à Paris, le jeudi 7 décembre 2017.

Xiddiga kooxda Real Madrid iyo xulka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa markiisii shanaad ku guuleystay abaalmarinta loo yaqaano Ballon d'Or ee laacibka ugu wanaagsanaa kubada cakta ee sanadan 2017.

Ronaldo oo sanadki labaad oo xiriir ah qaadaya jaa,isadaan ayaa wuxuu garaacay oo uu kaga guuleystay laacibka kooxda Barcelona Lionel Messi oo isna shan jeer horay ugu guuleystay.

Kaalinta sadexaad waxaa ku dhameystay xidiga reer Brazil iyo kooxda Paris St-Germain, Neymar.

Ronaldo wuxuu abaalmarintan horay ugu soo guuleystay sannadihi 2008, 2013, 2014 iyo 2016.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG