Magaalada Muqdisho ayaa maanta Salaaddii Jimcaha ka dib dad isu soo baxay waxa ay dareenkooda ka muujiyeen go'aanka uu madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ugu aqoonsaday Qudus Arbacadii la soo dhaafay inay tahay caasimadda Israa'iil.
Wariyeheenna Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixintan inooga soo dirtay Muqdisho.