Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Djibouti: Galmudug iyo Ahlusunna oo Heshiis ku Dhaw


Magaalada Djibouti ee dalka Djibouti waxaa maalmihii u dambeeyay wada hadal uu uga socday Masuuliyiinta Ahlu Sunna wal-jameeca iyo Maamulka Galmudug.

Wadahadaladan oo ay dhex dhexaad ka tahay IGAD ayaa lagu soo waramayaa in madaxdu qodobadii ay ka wada hadlayen ay qaarkood isku afgarteen oo saxiix lana filayo in heshiis dhameystiran ay saxiixaan.

Wariyeheenna Sagal Saciid Faarax ayaa warbixintan inoo soo dirtay Djibouti.

Dhageyso Warbixinta Djibouti
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:16 0:00

XS
SM
MD
LG