Isku xirrada

Isku aadka koobka adduunka oo la sameeyay


Waxa la sameeyay isku aadka koobka kubadda cagta adduunka oo sanadka soo socda (2018) lagu qaban doona dalka Ruushka.

Kooxaha ayay isugu aadeen sida soo socota:

Group A: Russia, Saudi Arabia, Egypt, Uruguay
Group B: Portugal, Spain, Morocco, Iran
Group C: France, Australia, Peru, Denmark
Group D: Argentina, Iceland, Croatia, Nigeria
Group E: Brazil, Switzerland, Costa Rica, Serbia
Group F: Germany, Sweden, Mexico, South Korea
Group G: Belgium, Panama, Tunisia, England
Group H: Poland, Senegal, Colombia, Japan

Koobkan ayaa lagu qaban doona 12 garoomo kubadeed, waxana uu si rasmi ah u billaabmi doonaa 14 June islamarkaasina la soo gaba gabeyn doonna illaa iyo 15 July.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG