Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Al-Shabaab oo dhexda u galay kolonyada guddoomiyaha gobalka Hiiraan


Shabaab
Shabaab

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ugu yaraan lix qof ay ku dhinteen in ka badan 10 kalena ay ku dhaawacmeen ka dib markii maleeshiyo ka tirsan Al-Shabab ay weerar gaadma ah ku qaadeen Kolonyo galbinaysay Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cusman oo ku sii Jeeday Degmada Maxaas ee gobolkaas.

Wariyeheenna Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan ka soo diray Beledweyne.

Warbixinta Xuseen Xasan Dhaqane
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:52 0:00

XS
SM
MD
LG