Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya iyo Qadar oo saxiixday heshiis mashaariiceed

Waftiga Qadar
Waftiga Qadar

Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa maanta magaalada Muqdisho ku kala saxiixday heshiis ku saabsan hirgelinta mashaariic horumarineed.

Mashaariicdan oo ku kacaya 200 oo milyan oo dollar ayaa waxay isugu jiraan dhismaha qaddooyinka ka baxa Muqdisho ee aada magaalooyinka Afgooye iyo Jowhar ee Gobolada Shabeellada Dhexe iyo Shabeellada Hoose, iyo shaqo abuur loo sameynayo dhalinyarada.

Wariyeheenna Nuur Xassan Nuur ayaa faahfaahinta inoo haya.

Somalia iyo Qatar oo heshiis gaaray
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:00 0:00

XS
SM
MD
LG