WASHINGTON. D.C —
Degmada Kaxda oo ah degmadii u danbeysay ee ku biirta gobolka Benaadir ayaa waxaa laga dareemaya koboc dhinacyada waxbarashada, caafimaadka iyo ganacsdiga ah.
Haddaba weriyaha VOA AXmed Xasan Colad ayaa degmadaasi cusub booqday, warbixintanna ku eegaya heerka nolosha.