Isku xirrada

Diyaarado ku duqeeyay al-Shabaab Jubbada Hoose


Wararka ka imaanaya Jubbada Hoose ayaa sheegay in xalay (Khamiistii) duqeyn lala beegsaday saldhig ay maleeshiyada al-Shabab ku leeyihiin deegaan ku dhow Hoosingow. Khadar Maxamud Xareed ayaa warbixintan Nayroobi ka soo direy.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG