Isku xirrada

War Deg-Deg ah

RW Kheyre iyo Shariif Xasan oo Baydhabo ku kulmay


Kheyre iyo Shariif Xasan
Kheyre iyo Shariif Xasan

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta tagay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Ra’iisul wasaaraha, ayaa booqday meelo ay ka mid yihiin Jaamacad ku taala magaalada, beero iyo goobo kale, waxaana uu la kulmay madaxda dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed iyo saraakiisha iyo ciidanka xoogga dalka oo ku sugan deegaanadaasi. Wariyeheenna Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan soo diray.

Rw Kheyre oo Baydhabo kulamo ku qaatay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:26 0:00

XS
SM
MD
LG