Isku xirrada

Muuse Biixi oo hadlay kadib guushiisa doorashada


Muse Bihi

Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay sida uu arko doorashada musharaxiinta xisbigooda, waxa u qorshaysan iyo sida uu u wajahayo tabashooyin hore uga soo baxay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani.

Madaxweynaha la doortay wuxuu sheegay in uu la fadhiisan doono, isla markaana wada-xaajood la gelayo xisbigaas, waxaanu baaq u diray shacabka.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG