Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Buur Hakaba oo ceelal iyo garoon diyaaradeed loo sameynayo


Bay region, Somalia
Bay region, Somalia

Degmada Buur Hakaba ee gobolka Baay oo ka mid ah degmooyinka qadiimiga ah ee Soomaaliya ayaa in muddo ahba waxaa ka taagnaa mushkilad dhinaca biyaha ah.

Haatan magaalada waxaa ka socda qodista ceelal biyoodyo iyo dhismaha garoon dayuuradeed oo markii ugu horeysay taariikhda ay magaalada yeelaneyso.

Wariyeheenna Sahra Cabdi Axmed ayaa arrimahan iyo howlgallo ay beryihii u dambeeyay ciidamada dowladda ka sameeyeen agagaarka buur hakaba ka wareystay Gudoomiyaha Degmada Buur Hakaba Maxamed Ibrahim Nuur.

Dhageyso Buur-hakaba oo xaaladi ay ka jirto
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:30 0:00

XS
SM
MD
LG