Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qoyska: Dawladdu ha soo deyso Qalbi-dhagax


Qoyska Cabdikariim Muuse Qalbi-Dhagax oo ah sarkaalkii ONLF, kaas oo dowladda Somalia ay u gacan galisay Ethiopia ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xaaladda Qalbi-Dhagax iyo waliba aragtidooda ku aadan go’aankii shalay golaha Shacabka Baarlamaanka Somalia uu sharci-darrada ku tilmaamay dhiibistii Qalbi-Dhagax. Qoyskan ayaa dalbaday in Qalbi-Dhagax xorriyadiisii dib loogu soo celiyo oo dowladda Somalia ay ka daba-tago.

Maryan Cabdi Maxamed oo ka mid ah xaasaska Qalbi-Dhagax iyo Fartuun oo ah gabar uu dhalay ayaa Caasho Cuud ay si wadajir ah khadka taleefonka ee magaalada Gaarissa ugu warreystay, waxayna ugu horreyn ay xaaska Qalbi-Dhagax weydiisay goortii u danbeysay ee ay wada xiriireen.

Dhageyso Wareysiga Reer Qalbi-dhagax
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:55 0:00

XS
SM
MD
LG