Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jurgen Klopp oo Xanuun Dartii uga Baaqday Tababarkii Kooxda Liverpool


Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp, ayaan ka qeyb galin Arbacadii tababarka kooxda, kadib markii loo qaaday isbitaal, halkaas oo la sheegay in xaaladdiisa caafimad lagula soconayo, sida ay kooxda shaacisey.

Klopp, oo 50 sano jir ah, ayaa dhaqtarka loo geeyay si loola socdo xaaladdiisa caafimaad, taas oo qeyb ka ah taxaddar dheeraad ah oo caafimaadkiisa laga yeelanayo.

Liverpool, oo hadda kaalinta shanaad fadhida ayaa Sabtida la dheeli doonta kooxda Southampton.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG