Isku xirrada

Fellaini oo Faaruqaya Manchester


Marouane Fellaini

Kooxda Manchester United ayaa la sheegay in ay qorsheyneyso in ay fasaxdo laacibkooda khadka dhexe Marouane Fellaini marka uu dhamaado xilli ciyaareedkan.

Qaar ka mid ah warbaahinta Ingiriiska ayaa maalmahan hadal hayay in United ay iibin doonto laacibkaan u dhashay dalka Belguim, marka uu furmo suuqa kala iibsiga ciyaartooda bisha Janaayo ee soo aadan.

Fellaini ayaa diiday inuu cusbooneysiiyo heshiiska uu kula joogo Manchester United bishii September. Waxaa lagu wadaa inuu ku biirayo kooxda Galatasaray ee dalka Turkiga.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG