Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Musharaxiinta Somaliland oo codkooda dhiibtay


Musharaxiinta Somaliland
Musharaxiinta Somaliland

Lixda musharax ee u tartamaya xilalka madaxtooyada Somaliland oo saddex ay u ordayaan xilka madaxweyne, saddexda kalena madaxweyne ku xigeen ayaa ka mid ahaa dadkii codkooda dhiibtay maanta.

Saddexda Musharax ee jagada madaxweynaha ee xisbiyada WADDANI, KULMIYE iyo UCID iyo madaxweynaha talada haya Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa saaka codkooda ka dhiibtay magaalada Hargeysa.

Mas’uuliyiintan ayaa ka dib markii ay codkooda dhiibteen warbaahinta la hadlay. Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.

Warbixinta Barkhad Maxamuud Kaariye
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:51 0:00

XS
SM
MD
LG