Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Xaaladda heerka kufsiga Soomaaliya


Hay’adaha u dooda Xuquuqda Aadanaha ayaa ku doodaya in meelo badan oo ka mid ah Somalia ay ka dhacaan falalka kufsiga oo aanan la horkeeniin Cadaalada dadkii gaystay.

Waxay sidoo kale sheegeen in falal horey u dhacay aan qaarkood la warin, waxaana sabab u ahaa cabsi la soo deristay dhibbanayaashi falalkaasi loo gaystay iyo dhanka dhaqanka ee ceebta iyo cambaareynta ku noqdo qoysaska dhibanayaasha awgiis.

Haddaba, Warbixintan gaarka ah waxa ay Sahra Cabdi Axmed ay ka diyaarisey falkii ugu dambeeyey ee la sheegay inuu yahay kufsi ah, kadibna keenay in Rasaas sida la sheegay lagu dhufto gabar da’yar oo ku noolayd magaalada Boosaaso markii dambe na loo soo qaadey dhaawaceeda Isbitaalka digfeer ee magaalda Muqdisho.

Warbixin: Sahra Cabdi Axmed
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:04 0:00

XS
SM
MD
LG