Isku xirrada

Wareysi Gaas: Muumin wuu ka badbaaday duqeynta


Madaxweyne Cabdi Weli Gaas

Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey idaacadda VOA ku sheegay in hoggaamiyihii kooxda Daacish ee Soomaaliya Cabdulqaadir Muumin uu ka badbaaday weerarkii ay Jimcihii Maraykanku ku qaadeen buuralayda Gobolka Bari.

Madaxweynaha Puntland ayaa VOA u xaqiijiyey in weerarkaasi lagu bartilmaameedsaday Cabdulqaadir Muumin, xogta ay ka heleen hay'adhooda amnigana ay sheegayso inuu ka badbaaday weerarkaas.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG