Ku soo dhawaada xubinta Ciyaaraha...Qodobbada aad ku maqli doontaanna waxa ka mid ah: Kulamada xiisaha badan ee maanta dhici doona, Manchester City VS Arsenal iyo Chelsea vs Manchester United iyo qodobbo kale. Jamaal Axmed Cismaan ayaa soo jeedinaya.