Isku xirrada

Somaliland: Hantida dowladda laguma gali karo olole


Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Dhawaan soo saaray wareegto uu ku mamnuucayo in hantida dawladda lagu galo ololaha doorashada ee socda.

Guddida ilaalinta hantida dawladda ee golaha wakiillada ayaa iyaguna bilaabay hubinta hirgelka wareegtadaas iyo arrimo la xiriira hubinta adeegsiga hantida dawladda ee ololaha.

Guddoomiye-ku xigeenka guddidaas xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud ayaa weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye arrintaasi uga waramay.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG