Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gianluigi Buffon oo Ciyaaraha ka Fariisanaya


Gool hayaha dalka Talyaaniga iyo kooxda Juventus Gianluigi Buffon ayaa ka fariisan doona ciyaaraha dhammaadka xilli ciyaareedkan, haddii kooxdiisa aysan kuguuleysan Champions League.

39 sana jirkan, ayaa rajo ka qaba in uu ciyaaro koobka adduunka ee xagaaga soo socda, waxana taasi uun ay ku dhici doontaa haddii kooxdaasi Juventus ay ku guuleysato koobka Yurub.

Kooxda Serie A, ayaa laba Final looga adkaaday Champions League seddexdii sano ee la soo dhaafay.

XS
SM
MD
LG