Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xiriirka Soomaaliya iyo Turkey kadib qaraxii Muqdisho


Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Turkiga
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Turkiga

VOA-da ayaa marki ugu horreysay heshay warka sheegaya in weerarki 14-ki October ka dhacay Isgoyska Zoobe loola danlahaa in lagu gumaado saldhiga milatari ee uu Turkiga dhawaan ka furay Muqdisho.

Saraakiil ka tirsan sirdoonka Soomaaliya oo ka gaabsaday magacooda ayaa sheegay in weerarkaasi uu ku wajahnaa xarunta milatariga ee Turkiga ee ku taala Magaalada Muqdisho.

Hadaba maxay tahay ujeedada loo beegsanayo saldhiga Turkiga, maxaase arrintan ka dhalan kara warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa inoo haya Nuur Buqaari.

Halkaan ka dhageyso warbixinta uu Nur Bukhari
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:05 0:00

XS
SM
MD
LG