Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta xili uu ku laabtay Garoowe isagoo ka yimid Jowhar sheegay in ay soo dhoweynayan wadahadalka uu ugu yeeray Madaxweyne Farmaajo madaxda maamul gobaleedyada isla markana ay ka qaybgalayan.
Hadalkan ayuu sheegay isagoo ku hadlaya Afka Madaxda maamul gobaleedyada, xilli ay garab fadhiyeen Gudoomiyasha labada aqal ee Soomaaliya Maxamed sheikh Cisman Jawaari iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo iyagana isla galabta soo gaaray magaalada garoowe.
Hoos ka dhageyso codka Gaas