Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Leicester City oo Erisey Tababarihii Kooxda


Leicester City ayaa shaqadiika erisay tababarihii kooxdaaasi Craig Shakespeare, afar bil uun ka dib markii uu saxiixay heshiis seddex sano ku kacayay.

Kooxda Foxes, ayaa seddexaad ka joogta afarta ugu hooseysa horyaalka, waxayna lix kulan oo ay ciyaartey aysan jirin hal kulan oo ay badisey.

Shakespeare, 53 sano jir ah, ayaa xilka kala wareegay tababarihii kooxdaasi kula guuleystay horyaalka ee Claudio Ranieri, kaas oo bishii February shaqada laga eryay isagana.

XS
SM
MD
LG