Isku xirrada

Minnesota: Xus Loo Sameeyay Dhibbanayaashii Weerarka Zoobe


Munaasabad loogu baroor-diiqay dadki ku dhintay weerarki 14-ki bishaan October ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa xalay lagu qabtay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnasota.

Xuskaan ayaa waxaa soo qaban qaabisay Ilhan Cumar oo ah xildhibaan ka tirsan Aqalka Wakiilada ee Gobalka Minneosta .

Warbixintaan waxaa magaalada Minneapolis ka soo diray Maxamuud Mascadde.


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG