Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaar Ka Mid ah Dhaawacyadii Muqdisho oo la geeyey Turkiga


Turkey
Turkey

Dhaawacyada 35 ruux oo ka mid ahaa dadki si daran ugu dhaawacmay weerarki Sabtidi hore ka dhacay isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho ayaa xalay fiidkii ka dagay magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga.

Saraakiil iyo diblamaasiyiin isugu jira Soomaali iyo Turki iyo qaar ka mid ah ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta Turkey ayaa uga hortagay garoonki laga soo dajiyay dhaawacyada.

Dadki u gurmaday dhaawacyada waxaa ka mid ah Mustaf Maxamed Caadle oo ka mid ah ardayda shahaadada PHD ku diyaarinaysa magaalada Ankara.

Wuxuu khadka telefoonka ugu warramay Nur Bukhari.

Dhageyso wareysiga ku saabsan dhaawacyadi la geeyay Ankara
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:05 0:00



XS
SM
MD
LG