Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Shan Wiil oo Hal Qoys ah oo Ku Dhintay Weerarkii Muqdisho


Dadka kale ee dhintay waxaa ka mid ah qoys ay ka baxeen shan qof kuwaasi oo iskugu jiray laba wiil oo wada dhalatay iyo laba wiil oo kale oo ay abtiyaal u ahayeen oo iyagu laftoodu wada dhashay.

Jacfar Kuukaay ayaa la xiriiray Aweys Macallin Cali oo ay ilmo adeer yihiin wiilasha dhintay isaguna ku dhaawacmay qaraxa, waxaana ugu horrayn weydiiyey sida ay wax u dhaceen?

Dhageyso Afar Ruux oo Isku Qoys ah oo ku Dhintay Qariixi Xamar
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:56 0:00

XS
SM
MD
LG