Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Maalinta Calanka Soomaaliya, 12-ka October


Maanta oo kale 12kii bishii October 1954tii oo laga joogo 63 sanadood waxey ku beegan tahay malinta aas'aska calanka Soomaaliya ee Buluugga ah ee Xidigga Cad ee shanta gees ay dhexda kaga taallo.

Burburkii Somaaliya ka dhacay ayaa sidoo kale saameyn ku yeeshay weyneyntii calanka uu ka dhex heli jiray Soomaalida, laakiin Soomaalida dibadda iyo gudahaba, marka ay xafladaha iyo munaasabadaha ay isugu yimaaddaan waxay astaan ka dhigtaan lulista calanka.

Duuliye sare, Asli Xassan Cabaade, oo loo yaqaan (Calan-sida), oo ahayd haweeneydii ugu horeysay ee Soomaali ee diyaarad duulisa, ayuu wariyaheenna Maxamed Colaad Xasan arrimahaasi kala sheekeystay, waxana ay hadda ku sugan tahay magaalada Dallas ee gobolka Texas.

Dhageyso Wareysi Maalinta Calanka Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:06 0:00

XS
SM
MD
LG