Isku xirrada

Musharraxiinta Ballon d'Or oo La Shaaciyay


Ronaldo

Majallada ka foolloota ciyaaraha kubadda ee France Football ayaa Isniinti ku dhawaaqday 30-ka laacib ee u dharraxan abaalmarinta sanad laha ah ee Ballon d’Or ee la siiyo xidiga ugu wanaagsan aduunka dhinaca kubadda cakta.

Ciyaartooyda caanka ah ee sanadkaan ku jira liiska waxaa ka mid ah Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi oo min 4 jeer horay ugu guuleystay. Xidigaha kale waxaa ka mid ah Leonardo Bonucci, Gigi Buffon, Paulo Dybala, Eden Hazard, Philippe Coutinho iyo kuow kale.

Grathe Bele oo ah laacib muctarif ah ayaa sanadkaan ka maqan liiska, sababta ayaa

Ka aqriso halkaan hoose guud ahaan musharraxiinta Ballon d'Or iyo kooxaha ay u cayaaraan.

Pierre-Emerick Aubameyang (Borussia Dortmund and Gabon), Karim Benzema (Real Madrid and France), Leonardo Bonucci (AC Milan and Italy),Gianluigi Buffon (Juventus and Italy), Edinson Cavani (Paris St-Germain and Uruguay) Philippe Coutinho (Liverpool and Brazil), Kevin de Bruyne(Manchester City and Belgium), David de Gea (Manchester United and Spain), Paulo Dybala (Juventus and Argentina), Edin Dzeko (Roma and Bosnia-Herzegovina), Radamel Falcao (Monaco and Colombia), Antoine Griezmann (Atletico Madrid and France), Eden Hazard (Chelsea and Belgium), Mats Hummels (Bayern Munich and Germany), Isco (Real Madrid and Spain), Harry Kane (Tottenham and England), N'Golo Kante (Chelsea and France), Toni Kroos (Real Madrid and Germany), Robert Lewandowski(Bayern Munich and Poland), Sadio Mane (Liverpool and Senegal), Marcelo(Real Madrid and Brazil), Kylian Mbappe (Paris St-Germain and France),Dries Mertens (Napoli and Belgium), Lionel Messi (Barcelona and Argentina) Luka Modric (Real Madrid and Croatia), Neymar (Paris St-Germain and Brazil), Jan Oblak (Atletico Madrid and Slovenia), Sergio Ramos (Real Madrid and Spain), Cristiano Ronaldo (Real Madrid and Portugal), Luis Suarez (Barcelona and Uruguay).

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG