Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shil Dhimasho Sababay oo Ka Dhacay Duleedka Gabilley


Hargeisa, in Somaliland
Hargeisa, in Somaliland

Afar qof ayaa dhintay oo uu ka mid yahay guddoomihii magaalada Kala-baydh oo 75Km dhinaca galbeed ka xigta Hargeysa, shan kalena waxa soo gaaray dhaawac ka dib markii laba baabuur ay isugu dhaceen jidka u dhaxeeya Gabilley iyo Kala-baydh.

Maydka afarta qof ayaa lagu aasay magaalada Kala-baydh, halka dhaawacana lagu daweynayo cisbitalka magaalada Gabilley. Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.

Dhageyso Shil Dhimasho Sababay
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:43 0:00

XS
SM
MD
LG