Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nin Lagu Dilay Degmada Waajid


Maleeshiyada ururka Al-Shabab ayaa la sheegay inay dileen nin watay gaari dameer oo u socday magaalada Waajid. Ilo lagu kalsoon yahay ayaa VOA u sheegay in gaari dameerkaasi ay saarnayd cunto. Magaalada Waajid ayaa ka mid ah magaalooyinka ay go’doomiyeen maleeshiyada ururuka Al-Shabab. Caasha Ibraahim Aadan ayaa dilkan ka waraysatay weriyahayaga Mukhtaar Maxamed Catoosh.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:51 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG