Isku xirrada

Faaqidaadda: Khilaafyada Maamullada Soomaaliya


Madaxda

Barnaamijka faaqidaadda toddobaadka, waxa uu ku saabsan yahay xiisadda ka dhex ooggan maamul goboleedyada Soomaaliya iyo eedeynta loo jeediyey dowladda Soomaaliya ee ah inay ku lug leedahay ayna faro-gelin ku hayso maamul goboleedyada Soomaaliya.

Barnaamijka waxaa soo jeedineysa Falastiin Axmed Iimaan.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG