Isku xirrada

Warbixin: Xaaladda Degmada Warsheekh


Warsheekh

Degamada Warsheikh waa magaalo ku taala koonfur Bari Gobolka Shabeelaha Dhexe ee Soomaaliya. Waa magaalo taariikh ku leh xillgii gumestaha reer yurub iyo faafintii Diinta Islamka.

Magaalada oo magaalo kaluumeysi ah waxaa lagu tiriyaa meelaha leh mustaqbalka dalxiis haddii horumarin ay hesho.

Wariyeheenna Xuseen Xassan Dhaqane ayaa booqday magaalada Warbixintan ayuuna nooga soo diray.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG