Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad waday falal amni darro oo Muqdisho lagu qabtay


Muqdisho
Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu soo bandhigay rag ciidamada Booliska ay soo qabteen, kuwaas oo lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen warqado cabsi gelin ah oo Muqdisho lagu daadiyay, iyo madbacado ka caawiya Al-Shabaab daabicsta fariimaha iyo dukumintiyada been abuurka ah.

Wariyeheenna Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixintan goor dhow inoo soo dirtay.

Warbixin: Seynab Abuukar
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:49 0:00

XS
SM
MD
LG