Hay'adda cilmi-baarista badaha Soomaaliya ayaa bur burkii dowaldda dhexe ka dib waxa ay dib u daah fureesaa mac-hadkii barashada culuumta badda.
Badda Soomaaliya xilligan waxaa saaran culeesyo badan oo ay ugu horeyso maraakiib si shaci darro ah uga kaluumeesta iyo dadka yaqaan qawaaniinta badaha oo yar xilli dacwad dhanka badda ah ay Soomaliya wajaheeso.
Agaasimaha hay'adda cilmi baarista badaha Soomaaliya Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qare) ayaa wariyaha VOA Cabdulqaaddir Maxamed Cabdulle u waramay.